Dugsiga H/Dh Iyo Sare Ee Sheekh Ibraahin Ee Magaalada Burco Oo Ka Mid Ah Dugsiyada Ugu Waaweyn Ee Somaliland Oo Lagu Soo Kordhiyey Dhisme Cusub Oo 3 Dabaq Ah.
September 20, 2022 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Dugsiga Hoose/Dhexe Iyo Sare Ee Sheekh Ibraahin Ee Magaalada Burco Oo Ka Mid Ah Dugsiyada Ugu Waaweyn Ee Somaliland Ayaa Lagu Soo Kordhiyey Dhisme Cusub Oo 3 Dabaq Ah, Dhismahaas Oo Weli Socda Ayaa Waxa Iska Kaashanaya Hirgelintiisa, Ardaydii Hore Uga Baxday Dugsigaasi, Xukuumadda Iyo Qaar Ka Mid Ah Ganacsatada Waaweyn Ee Reer Somaliland, Dugsigaas Oo Ay Hadda Dhigtaan Arday Ka Badan 5000 Oo Arday.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com