qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Maamulka Degmada Gar-Adag Oo Gaadhey Deegaano Ay Ka Da’een Roobab Geystey Khasaare Iyo Gurmad Ay Gaadhsiiyeen.
September 23, 2022 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Maamulka Degmada Gar-Adag Ee Galbeedka Gobolkaasi Sanaag, Ayaa Gaadhey Deegaano Ay Ka Da’een Roobab Geystey Khasaare Iyo Gurmad Ay Gaadhsiiyeen, Deegaanadaas Oo Ay 24-kii Saacadood Ee U Dambeeyey Ay Ka Da’ayeen Roobab Lagu Diirsaday.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News