qorilugudnews24.com
Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Waqtiga Lagu Qaban Karo Doorashada Madaxtooyada Ee Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo U Sacabo Tumay.
September 24, 2022 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddida Doorashooyinka Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Waqtiga Ugu Haboon Ee Lagu Qaban Karo Doorashada Madaxtooyada Ee Somaliland Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo U Sacabo Tumay Go’aanka Ka Soo Yeedhay Guddida Doorashooyinka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News