qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Roobabkii Dayrta Oo Ka Da’ay Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag Iyo Khasaare Kala Duwan Oo Ka Dhashay.
September 25, 2022 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Roobabkii Dayrta Ayaa Ka Da’ay Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag, Roobabkaas Oo Dhaliyey Khasaare Kala Duwan Iyo Xarumo Dawladdeed Oo Ku Dumay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News