Halkan Ka Daawo Ustaad Jaamac Karaaciin Oo Soo Afjaray Khilaaf U Dhexeeyey Kooxaha Kubbadda Cagta Ee Goodir Iyo Waxool.
November 21, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ustaad Jaamac Maxamuud Aadan, (Jaamac Karaaciin) Ayaa Soo Afjaray Khilaaf U Dhexeeyey Kooxaha Kubbadda Cagta Ee Goodir Iyo Waxool, Kadib Markii Uu Isu Xilqaamay Arrintaasi.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com