Wasiir Shaaciyey Fadeexad Weyn Oo Ku Saabsan 14 Xildhibaan Oo Ay Shahaadadoodu Been Abuur Tahay Iyo Qaarkood Oo Soo Baxay, Haddana Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Ee Somaliland.
November 24, 2022 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiir Wasaaradda Waxbarashada Ee Somaliland Mr. Toorno Ayaa Shaaciyey Fadeexad Weyn Oo Ku Saabsan 14 Xildhibaan Oo Ay Shahaadadoodu Been Abuur Tahay Iyo Qaarkood Oo Soo Baxay, Haddana Ka Mid Ah Golaha Wakiilada Ee Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com