qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Al-Shabaab Oo Caawa Weerar Ku Qaaday Hotel Aan Ka Fogeyn Madaxtooyada Villa Somalia.
November 27, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Kooxda Al-Shabaab Ayaa Caawa Weerar Ku Qaaday Hotel Villa Rose, Kaas Oo Aan Ka Fogeyn Xarunta Madaxtooyada Ee Villa Somalia, Halkaas Oo Ammaankeeda Aad Loo Sugo, Balse Rag Hubaysan Oo Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab Ayaa Gudaha U Galay Hotelka, Halkaas Oo La Sheegay In Ay Weli Ka Dhex Dagaalamaayan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News