qorilugudnews24.com
Sacdiya Yaasiiin Oo Sheegtay In Ay Dalka Ka Tegi Doonto Haddii Aan La Ansixin Xeerka Qoomu-Luudnimada Iyo Dhaleecayn Baahsan Oo Ay Durba Kala Kulantay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada.
November 28, 2022 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Baarlmaanka Soomaaliya Ms. Sacdiya Yaasiiin Samatar Ayaa Sheegtay In Ay Dalka Ka Tegi Doonto Haddii Aan La Ansixin Xeerka Qoomu-Luudnimada (Wacleyaasha), Isla Markaana Laga Hirgelin Waayo Gudaha Dalka Soomaaliya, Arrintaa Oo Ay Durba Kala Kulantay Dhaleecayn Baahsan Oo Uga Minaysa Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Soomaaliyeed, Sida Abwaanada, Culimada Iyo Indheer-Garatka Soomaaliyeed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News