qorilugudnews24.com
Wallee Adhi Daasad Kama Ilbaxo!!!.
December 27, 2022 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla 10 henkilöä, seisovat ihmiset ja ulkoilu

Caynaba-(QorilugudNews24)-Wefti Wasiiro Ah Oo Ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Safar Shaqo Ku Tegey Gobolka Saraar, Kuwaas Oo Sidii Caadada U Ahaan Jirtey Markasta Oo Ay Doorasho Soo Dhawaato In Ay Dhagaxaan Meel Dhigaan Iyo Waddooyin Been Ah Oo Geed Kaga Kac Uun Ah, Balse Waxa Kuwaa Ka Sii Liita, Kuwa Dhilifka U Ruxaya Ee Dhalanteedka Runta Mooda, Waana Halka Ay Soomaalidu Ka Tidhaahdo’‘Adhi Daasad Kama Ilbaxo”.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News