qorilugudnews24.com
Maxaad Ka Taqaan Calooshood U Shaqaysteyaasha Loo Adeegsado Dacaayadaha Raqiiska Ah Iyo Wararka Been Abuurka Ah Ee Ka Dhanka Ah Qaranka Somaliland.
January 3, 2023 - Written by qoriadmin

Abdullahi balwan|TikTok SearchBurco-(QorilugudNews24)-Labada Calooshood U Shaqayste (Mercenaries Or Filibusters) Uu Midna Qaxooti Ku Yahay Dalka Koonfur Afrika,  Halka Uu Mid Kalena Hadda Qaxootiga Ku Yahay Dalkaasi Kenya, Ayaa La Ogaaday In Waxoogaa Sandareero Ah Lagu Siiyey Dacaayadaha Raqiiska Ah Iyo Wararka Been Abuurka Ah Ee Ka Dhanka Ah Nabadda Iyo Xasiloonida Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Labada Nin Oo La Kala Yidhaahdo Jaamac Galad Iyo Cabdillaahi Balwaan, Labadaas Nin Oo Ku Caan Baxay In Ay Ka Macaashaan Isku Dirka Iyo Iska Horkeenka Guud Ahaan Dadka Afka Soomaaliga Ku Hadla, Isla Markaana Hadba Tooshka Ku Ifiya Halka Ay Markaa U Arkaan In Ay Rabshado Ka Jiraan.

Waxayna Hadda Ku Foogan Yihiin In Ay Aad U Buun-Buuniyaan Xaaladda Magaalada Laascaanood, Arrintaas Oo Ay Ku Qaateen Adduun Lacageed Oo Aad U Tiro Badan, Lacagtaas Oo Ay Soo Dhiibeen Kooxo Qurbo-Joog Ah Iyo Dadka Qaxootiga Ah Ee Ku Sugan Dalkaasi Kenya.

Haddaba Waxa La Isweydiinayaa Halka Ay Ku Dambeysey Warbaahintii Kala Duwanayd Qaranka Somaliland, Taas Oo Ku Fashilantay In Ay Dalka Ka Difaacaan Dadka Lidiga Ku Ah Jiritaanka Qaranka Somaliland (Spoilers).

Bal Hadda Ogow, Jaamac Galad Waxa Uu Ka Mid Ahaan Jirey Dadkii Qaxootiga Ahaa Ee Xeradii Sabacad Ee Duleedka Magaalada Hargeysa, Waa Kuwii Iyada Oo Duqsigu Dul Saaran Yahay Aynu Ka Reebnay Ee Saabuunta Siinay, Ee Caano-Boodhaha Iyo Cuntada Isug Daray, Ee Markii Ay Diiftii Iyo Diihaalkiiba Ka Hadhay, Maalintii Dambe Nagu Yidhi Daaraha Ka Soo Baxa Isaaqow, Annagaa Iska Lehe, Kana Qayb-Qaatay Xasuuqii Loo Geystey Shacabkii Reer Somaliland, Waa Dadkii Taageerayaasha U Ahaa Taliskii Maxamed Siyaad Barre.

Ugu Dambayn Waraabhinta Reer Somaliland Waa In Ay Si Mug Leh Uga Hortagto Cadowga Kala Duwan Ee Reer Somaliland, Waa In Lagula Dagaalamo Af Iyo Adinba. Dhallinyarada Reer Somalilandna Waa In Ay Ku Yaacdo Baraha Bulshada, Casharo Lama Ilaaawaan Ahna U Dhigaan Dhako Xunta Iyo Kuwa Ka Midka Ahaa Hadhaadigii Faqashta Ee Hadda Gabaadka Ka Dhigtay Xeryaha Qaxootiga Ee Dalka Kenya Iyo South Africa.

Abdullahi balwan|TikTok SearchDaawo Wariye Jaamac Galad oo kafooloonaya dagaakii waqooyiga Itoobiya oo sii xaagaystay. Ciidankii magaca Itoobiya huwanaa ee ay kaabayeen... | By Shacabka Puntland Network | Facebook

Baro Cadogaaga Kala Duwan Ee Hadba Midab Yeesha.

 

Absolutely Even They Can’t Give You One Acceptable Reason. These Peoples Mostly Are Illiterate And Originally From Siyad Barre Army Or Countryside. So This Is The Only Way They Can Handle Their Family Bills.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News