qorilugudnews24.com
Qabrigii Sheekh Isaxaaq Bin Axmed Oo Qufulkii Laga Furay.
January 17, 2023 - Written by qoriadmin

History Of Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Muhammad (Al-Hashimi) | Saxafi Media

Maydh-(QorilugudNews24)-Qabrigii Sheekh Isaxaaq Bin Axmed Ayaa Qufulkii Laga Furay, Halkaasi Oo Ay Hadda Ka Socoto Siyaaradiisii, Sheekh Isaxaaq Ayaa Alle Ha U Raxmadee Ahaa Sheekh Halgan Weyn U Soo Galay Fidinta Diinta Islaamka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News