Dawladda Hoose Ee Degmada Burco Oo Soo Bandhigtay Mashaariic Horumarineed, Kuwaas Oo Isugu Jira Goobo Caafimaad Iyo Kuwo Waxbarasho.
January 20, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Dawladda Hoose Ee Degmada Burco Ayaa Soo Bandhigtay Mashaariic Horumarineed, Kuwaas Oo Isugu Goobo Caafimaad Iyo Kuwo Waxbarasho, Mashaariicdaas Oo Ay Iska Kaashadeen Dawladda Hoose Ee Degmada Burco Iyo Mashruuca Dawladdaha Hoose Ee JLPG.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com