qorilugudnews24.com
Qaybo Ka Mid Ah Waxgaradka Iyo Aqoon-Yahanka Bulshada Ku Dhaqan Gobollada Sool Iyo Sanaag Ee Somaliland Oo Sheegay In Aan Cid Gaar Ahi Sheegan Karin Sool Iyo Sanaag, Iyo Gobolka Cayn Oo La waayey Meesha Uu Ku Yaal?.
January 20, 2023 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Qaybo Ka Mid Ah Waxgaradka, Waayeelka Iyo Aqoon-Yahanka Bulshada Ku Dhaqan Gobollada Sool Iyo Sanaag Ee Somaliland Ayaa Sheegay In Aan Cid Gaar Ahi Sheegan Karin Waxa Loo Yidhaahdo ”Sool Iyo Sanaag”, Iyo Gobolka Cayn Oo Aan Ahayn Wax Jira Oo Ku Yaalla Gudaha Somaliland, Isla Markaana Uu Yahayn Keliya Wax Been Abuur Iyo Male-Awaaal Ah Oo Ay Baraha Bulshada La Wareegaan Kooxo Isugu Jira Qurba-Joog Iyo Nabad-Diid, Kuwaas Oo Aan Xaqiiqada Iyo Waaqiciga La Socon, Balse Goor Aan Fogey Ay Bishu Hortooda Iman Doonto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News