qorilugudnews24.com
Warqadani Waa Hambalyadii Maraykanka Ee Uu (Christian A. Herter) Oo Ahaa The Secretary Of United State Of America) U Soo Diray Somaliland, Kadib Markii Ay Xornimada Qaadatay.
January 21, 2023 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Warqadani Waa Hambalyadii Maraykanka Ee Uu (Christian A. Herter) Oo Ahaa The Secretary Of United State Of America ) U Soo Diray Somaliland, Kadib Markii Ay Xornimada Qaadatay, Waxayna Jawaab Cad U Tahay Sawirka Ay Soo Dhigtay Safaaradda Maraykanka Ee Somalia Bogeeda Twitter 19 Jan. 2023-ka.
Qoraalkani Waxa Kale Oo Uu Muujinayaa In Markaykanku Ictiraafay Somaliland 26-kii June 1966-kii.
Waxaana Sawirkaa Safaaradda Ku Jirta Ujeedo, Marka Ay Ugu Yar Tahay Waa Muujin In Xidhiidhka Soomaaliya Iyo USA Yahay Mid Muddo Dheer Soo Jirey Oo Qoto Dheer Waxaase Ka Da’ Weyn, Kana Wakhti Horeeyey Xidhiidhka Somaliland Iyo USA .

Fadlan Warqada Hambalyada Haloo Diro Amaba Ha Lagu Dhejiyo Boga Twitter-ka Safaaradda USA Iyo Safiirka Maraykanka Ee Muqdisho Fadhiya.


This Letter Is The Congratulations Of The United States (Christian A. Herter), Who Was The Secretary Of The United State Of America, Sent To Somaliland, After It Gained Independence, And It Is A Clear Response To The Picture Posted By The American Embassy In Somalia On Its Twitter page On Jan 19. . 2023.

This Text Also Shows That This Country Recognized Somaliland On June 26th, 1966.

And The Picture In The Embassy Has A Purpose, At Least It Shows That The Relationship Between Somalia And The USA Has Been Going On For A Long Time, But The Relationship Between Somaliland And The USA Is Much Older Than This.

Please Send This Letter Of Congratulations Or Post It On The Twitter Page Of The US Embassy And The US Ambassador In Mogadishu.

Translated By Aarjeberti.

No photo description available.May be an image of 3 people and text that says "U.SEMBASSY Mogadishu U.S. Embassy Mogadishu, Somalia @US2SOMALIA U.S. President Lyndon Johnson meets with Somali Ambassador to the United States Ahmed Mohamed Adan and U.S. Ambassador Raymond Thurston in the Oval Office of the White House in 1966. #diplomacy #Somalia #ThrowbackThursday #tbt 6:29 pm 19 Jan 2023 14.8K Views 52 Retweets 8 Quote Tweets 161 Likes"

COMMENTS
Latest News