Ururka Mutadawaciinta Iyo Difaaca Somaliland Ee Suti Gaashaan Oo Si Weyn U Maamuusay Weriye Calihahdi Jibriil Xasan Iyo Sababta.
January 22, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ururka Mutadawaciinta Iyo Difaaca Somaliland Ee Suti–Gaashaan Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Weyn U Maamuusay Weriye Calihahdi Jibriil Xasan, Kaas Oo Lagu Abaal-Mariyey Doorka Shariifka Ah Iyo Kaalinta Uu Ee Kaga Jiro Marka Ay Timaado Difaaca Qaranimada Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com