War Deg Deg Ah: Dab Xooggan Oo Caawa Ka Kacay Suuqii Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho, Dabkaas Oo Dhaliyey Khasaare Baahsan Oo Kala Duwan.
January 22, 2023 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Dab Xooggan Ayaa Caawa Ka Kacay Suuqii Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho, Dabkaas Oo Sida La Sheegay In Uu Dhaliyey Khasaare Baahsan Oo Kala Duwan, Dabkaas Oo Weli Sii Fidaya
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com