Beesha Jaarso Oo Ka Hadashay Dhismaha Biyo-Xidheenka Marar, Sidoo Kalena Ku Baaqday In La Baabi’iyo Ciidanka Gaarka Ah Ee Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
January 23, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-War-Saxaafaddeed Ay Soo Saartay Beesha Jaarso Ayey Kaga Hadashay Far-Gelinta Lagu Hayo Dhismaha Biyo-Xidheenka Dooxada Marar Ee Hoos Timaada Degmada Jinacsaney, Sidoo Kalena Ku Baaqday In La Baabi’iyo Ciidanka Gaarka Ah Ee Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Isla Markaana La Hoos Geeyo Ciidamada Federaalka Ah Ee Ethiopia, Kaas Oo Dhibaato Ku Haya Shucuubta Kala Duwan Ee Kuwada Dhaqan Deegaankaasi Soomaalida Ethiopia.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com