qorilugudnews24.com
Dawladda Sweden Oo La Kulmaysa Dhaleecayn Xooggan Oo Uga Imanaysa Waddamada Muslimka Iyo Daafaha Kale Ee Dunida, Kadib Markii Ay Ogolaatay In Lagu Gubo Kitaabka Muqadaska Ah.
January 23, 2023 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Dawladda Sweden Ayaa La Kulmaysa Dhaleecayn Xooggan Oo Dusha Looga Tuuray, Taas Oo Uga Imanaysa Guud Ahaan Waddamada Muslimka Iyo Daafaha Kale Ee Dunida, Kadib Markii Ay Ogolaatay In Waddankeeda Lagu Gubo Kitaabka Muqadaska Ah, Arrintaas Oo Uu Fuliyey Nin Xagjir Ah Oo U Dhashay Waddanka Denmark, Kaas Oo Haysta Dhalashada Sweden.

Iyo Turkiga Dhaar Ku Maray In Aanay Sweden Weligeed Ku Biiri Doonin Gaashaanbuurta NATO.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News