Halkan Ka Daawo Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Qoys Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Magaalada Burco Ku Wareejiyey Lacag Dhan $50,000 Oo USD.
January 23, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Samo-Fale Cabdimaalik Muuse Coldoon Ayaa Qoys Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Magaalada Burco Ku Wareejiyey Lacag Dhan $50,000 Oo USD, Qoyskaas Oo Horena Loogu Dhisay Guri Ka Kooban 4 Qol.