Kooxda Al-Shabaab Oo Maanta Weerar Culus Ku Qaaday Xarunta Dawladda Hoose Ee Gobolka Baanaadir (Ex-Ufficio Governo) Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
January 23, 2023 - Written by qoriadmin
Muqdisho-(QorilugudNews24)-Kooxda Argagixisada Ah Ee Al-Shabaab Oo Weerar Culus Ku Qaaday Xarunta Dawladda Hoose Ee Gobolka Baanaadir Ee (Mogadiscio Ex- Ufficio Governo) Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com