|
|||||
qorilugudnews24.com
Cuqaasha, Waxgaradka Iyo Haldoorka Degmada Qorilugud Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Aanu Jirin Wax La Yidhaahdo Gobolka Cayn, Kuna Tilmaamay Been Abuur.
January 24, 2023 - Written by qoriadminQorilugud-(QorilugudNews24)-Cuqaasha, Waxgaradka Iyo Haldoorka Degmada Qorilugud Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Aanu Jirin Wax La Yidhaahdo Gobolka Cayn, Arrintaas Oo Ku Tilmaameen In Ay Tahay Been Abuur Iyo Male-Awaal, Deegaanka Degmada Buuhoodlena Uu Yahay Deegaan Lawada Leeyahay Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.
COMMENTS
|
Latest News
|