qorilugudnews24.com
Taliska Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Sheegay In Ay Iyagu Gacanta Ku Hayaan Nabad-Gelyada Guud Ee Gobolka Sool Iyo Tan Degmada Laascaanoodba.
January 24, 2023 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Amaro Ku Saabsan Xaaladda Guud Ee Degmada Laascaanood Ayaa Ka Soo Baxay Taliska Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland, Isla Markaana Sheegay In Ay Iyagu Gacanta Ku Hayaan Nabad-Gelyada Guud Ee Gobolka Sool Iyo Tan Degmada Laascaanoodba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News