qorilugudnews24.com
Ixtiraamka Waajibaadka Diinta, Maaha Ikhtiyaar: Zakharova Ayaa U Sheegtay Xoghayaha Guud Ee NATO Jens Stoltenberg.
January 25, 2023 - Written by qoriadmin

Respect for religious views 'obligation, not option,' says Russian official

Moscow-(QorilugudNews24)-Sarkaal Ka Tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Ruushka Ayaa Ku Dhaleeceeyey Xoghayaha Guud Ee NATO Jens Stoltenberg Hadal Uu Ka Yidhi Qur’aanka Kariimka Ah Ee Lagu Gubayo Sweden, Isaga Oo Xusay In Ixtiraamka Diintu Ay Tahay “Waajib” Balse Aanay Ahayn Ikhtiyaar.”

Hadalka Stoltenberg Ee Ku Saabsan Gubista Kitaabka Quduuska Ah Ee Muslimka, In “Ficilada Aan Habboonayn Si Toos Ah Loo Yidhaahdo Sharci Darro Maaha,” Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dalka Ruushka, Maria Zakharova Waxay Ku Tidhi Telegram-Keeda: “.Aan Ku Xuusiyo Ixtiraamka Diintu In Ay Tahay “Waa Waajib, Ee Maaha Ikhtiyaar.”

Isaga Oo Soo Xiganaya Dhowr Dukumenti Oo Caalami Ah Oo Ku Waajibinaya Waddamada Saxeexay In Ay Ka Hortagaan Ficilada Dulqaad La’aanta Iyo Takoorka, Zakharova Waxay Tiri:
“Dukumentiyadani Waxay Si Cad U Qeexayaan In Xuquuqda Xorriyadda Hadalka Aanay Macnaheedu Ahayn Xaqa Loo Leeyahay In La Sameeyo Hadal Khatar Ah Ama Xitaa Bahdilid Ku Saabsan Diin Kasta Ama Dhaqan Kasta Oo Diineed. Maaha In La Xuso In La Gubayo Kitaab Muqadas U Ah Muslimiinta”.

Rasmus Paludan Oo Ah Siyaasi Jag-Jir Ah Oo U Dhashay Dalka Denmark, Balse Haysta Dhalashada Dalka Sweden Ayaa Sabtidii Shalay Ku Gubey Meel Ka Baxsan Safaaradda Turkiga Ee Magaalada Stockholm Nukhul Ka Mid Ah Qur’aanka Kariimka Ah, Iyada Oo Ay Labada Dhinac Ee Booliska Iyo Dawladda Sweden Ay Ilaalinayaan Ogolaanshaha Dawladda Sweden.

Sheegashada In Stoltenberg Aanu Ka Warqabin Waxa Ku Jira Dukumiintiyada, Waxay Tidhi Reer Galbeedka “Waxay U Magacaabaan Dadka Aan Wax Qorin Jagooyinka Muhiimka Ah Ee Jihada Yurub,” Maadaama Ay u Fududahay “Maamulida.”

Waxay Sidoo Kale Hoosta Ka Xariiqday In Reer Galbeedku Ay “Si Fudud Ku Qasban Yihiin In Ay Ixtiraamaan Xuquuqda Boqolaal Milyan Oo Qof Ay U Leeyihiin Waxyaalahooda Muqadaska Ah Ee La Tijaabiyey.”

Waxaa Isa Soo Taraya Cambaarayn Ka imanaysa Muslimiinta, Masiixiyiinta Iyo Yuhuuda Ku Nool Dalka Turkiga Iyo Guud Ahaan Caalamka, Bandhig-Diimeed Ay Ku Muujinayaan Sida Ay Uga Midaysan Yihiin Todobaadka Iyo Axada, Kadib Markii Siyaasi Iswidhish-Danish Ah Oo Ka Tirsan Xisbiga Midigta Fog Ee Dalka Sweden Uu Ku Gubay Magaalada Stockholm.

Sharciga Paludan wuxuu kiciyay dib u dhac aad u daran aduunka oo dhan , iyadoo Turkiye, hadafka dembiga nacaybka, uu jiiday Hoggaanka Dhaleeceynta Dhacdada Iyo Maamulka Swedish Si Ay U Awoodaan.

Xigasho: www.dailysabah.com.

Waxaa Idiin Soo Turjumay By. Aarjeberti: Senior X-ray Technician.

COMMENTS
Latest News