|
|||||
qorilugudnews24.com
McCarthy Oo Congress-ka Maraykanka Ka Saaraya Xubno Ay Ku Jirto Ilhaan
January 28, 2023 - Written by qoriadmin
Saddexdan xildhibaan Oo Ay Ka Mid Yihiin, Adam Schiff, Eric Swalwell Iyo Ilhan Cumar Ayaa Go’aanka Afhayeenka Ku Tilmaamay Mid Laga Xumaado. Xubnaha Aqalka Congaress-ka ee dalka Maraykanka ayaa isweydaarsaday haddallo kulkul oo ku aaddan go’aanka McCarthy, iyada oo uu go’aankani imanayo laba sanno kadib markii Dimuqraaddiyiintu ay laba xubnood oo Jamhuuriya ka saareen Guddiyada.
COMMENTS
|
Latest News
|