qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shaaciyey Cidda Ka Dambaysa Dhibaatada Ka Taagan Magaalada Laascaanood.
January 31, 2023 - Written by qoriadmin

Madaxweyne Biixi oo Al-shabaab ku eedeeyay xaalada ka taagan Laascaanoood! - YouTube

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Ka hadlay Xaaladda Ka Taagan Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood Ayaa Sheegay In Argagixisada Caamiga Ahi Ka Dambayso Dilalka Iyo Rabshadaha Ka Taagan Magaalada Laascaanood, Arrintaas Oo Ay Ujeedadeedu Tahay In La Iska Horkeeno Dadka Reer Sool Iyo Xukuumadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News