qorilugudnews24.com
Puntland Oo Qalalaase Ka Wada Deegaanada Degmada Dhahar Ee Bariga Gobolka Sanaag Iyo Somalinad Oo Digniin Culus U Dirtay.
January 31, 2023 - Written by qoriadmin

Maamulka Puntland Xabad Bay La Dhacayaan Shacabka Badhan"Wasiir Axmed Aadan Oo U Digay Puntland - YouTube

Badhan-(QorilugudNews24)-Wasiir Axmed Aadan Ayaa Sheegay In Ay Puntland Ku Soo Duushey Degmada Dhahar Ee Bariga Gobolka Sanaag, Isla Markaana Ay Xabad La Dhacayaan Shacabka Deegaanadaasi, Arrintaas Oo Uu Digniin Culus Ka Soo Saaray.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News