Suxufiyadda Caalamiga Ah Ee Sahra Ciidle Nuur Oo Inoo Sharaxaysa Sida Ay Warbaahinta Waaweyn Ee Dunidu U Difaacdaan Dalkooda Hooyo.
January 31, 2023 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suxufiyadda Caalamiga Ah Ee Sahra Ciidle Nuur Ayaa Inoo Sharaxaysa Sida Ay Warbaahinta Waaweyn Ee Dunidu U Difaacdaan Dalkooda Hooyo, Khudbaddaas Cajiibka Ah Oo Ay Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Ah Kaga Qayb-Qaadatay Iyada Oo Joogata Magaalada Washington Xafladdii Habeenkii Dhaweyd Ee Lagu Maamuusayey Weriye Calimahdi Jibriil Xasan.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com