Haddii Adoon Jiro, Faarax Macallin Waa Adoonka Ugu Weyn, Isaga Ayaana U Baahan In La Xoreeyo ”Suldaanka Qurba-Jooga”.
February 3, 2023 - Written by qoriadmin

New York-(QorilugudNews24)-Haddii Adoon Jiro, Faarax Macallin Waa Adoonka Ugu Weyn,Waxaana Isaga Iyo Awgowgiiba Gumeyta Kuukuuyada Kenya, Waana Adoon Dilaala Adoomada Kenya Gumeysato Iyaga Iyo Lo’doodaba, Isaga Ayaana U Baahan In La Xoreeyo ”Sidaas Waxa Yidhi Suldaanka Qurba-Jooga” Sheekh Maxamed Iimaan Xasan”.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com