|
|||||
qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Loogu Baaqayo In Ay Tallaabo Deg Deg Ah Ka Qaado Xildhibaanada Xagjirka Ah Ee La Safan Cadowga Somaliland.
February 20, 2023 - Written by qoriadmin
Haddaba Waxaanu Xukuumadda Somaliland Iyo Laamaha Amnigaba Ugu Baaqaynaa In Tallaabo Deg Deg Ah Laga Qaado Kooxdaas Ku Gabanaysa Magaca Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Balse Hoosta Ku Haysta Ajendayaal U Qarsoon Oo Dhagaraysan, Isla Markaana La Safan Kooxaha Argagixisada Ah Ee Dalka Ku Soo Duuley, Kuwaas Oo Soo Qaatay Qandaraasyo Maaliyaddeed Oo Lagu Burburinaayo Qaranimada Somaliland. Ugu Dambayntii, Waa In Xildhibaanada Golöaha Wakiilada Ee Somaliland Laga Saaro, Tallaabo Sharciga Waafaqsana Laga Qaado Cadka Qudhmay Ee Xaaraanta Ah Ee Ku Dhex Jira Iyo Qaaqleyaasha Edebta Darran Ee Waagii Beryaba Warbaahinta Naxliga Ka Afuufaya, Waana In Si Wacan Loo Edbiyo Iyaga Iyo Aabahoodba La Soco Qaybaha Dambe….. Shalay Iyo Xildhibaan Ooyaaye.
COMMENTS
|
Latest News
|