Halkan Ka Daawo Xafladdii Soo Dhaweynta Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisii Ee Ay Reer London Ku Qaabileen, Sannadkii 2010-Ka.
March 15, 2023 - Written by qoriadmin
London-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Xafladdii Soo Dhaweynta Ee Madaxweyne Siilaanyo Iyo Weftigiisii Uu Hoggaaminaayey Taas Oo Ay Reer London Ku Qaabileen, Sannadkii 2010-Ka, Waxaana Idiin Soo Diyaarisay Warbaahinta KalshaaleNews24.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com