Halkan Ka Daawo Xoghayaha Gaashaandhigga Ee Dalka Maraykanka Austin, Gen. Milley Oo Ka Hadlay Diyaarad Maraykanku Leeyahay Oo Ruushku Soo Ridey.
March 15, 2023 - Written by qoriadmin
Washington-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Dalka Maraykanka, Austin, Gen. Milley Ayaa Ka Hadlay Diyaarad Nooca Isduuliya Ah Oo Maraykanku Leeyahay Oo Ruushku Soo Ridey, Diyaaradaas Oo Dulmaraysey Hawada Caalamiga Ah Ee Badda Madow (Black Sea).
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com