War Deg-Deg Ah: Roobab Mahiigaan Ah Oo Maanta Ka Da’ay Deegaanada Gobolka Sanaag, Kuwaas Oo Geystey Khaasare Sahlan.
March 15, 2023 - Written by qoriadmin
Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Roobab Mahiigaan Ah Ayaa Maanta Ka Da’ay Deegaanada Gobolkaasi Sanaag, Gaar Ahaan, Magaalooyinka Ceerigaabo, Gudmo Biyo-Cas, Yufle, Midhishi, Tabca Iyo Jiidali, Kuwaas Oo Geystey Khaasare Sahlan Oo Hantiyeed.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com