SNM Iyo Isaaqba Si Gobanimo Leh Ayey Noola Dhaqmeen 1991-Kii”General Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.
March 16, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-SNM Iyo Isaaqba Si Gobanimo Leh Ayey Noola Dhaqmeen Sannadkii 1991-Kii” Sidaas Waxa Yidhi General Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal Oo Ka Mid Ahaa Saraakiishii Ciidankii Taliskii Maxamed Siyaad Barre Ee Lagu Qabtay Magaalada Berbera, Kadib Dagaal Qadhaadh Oo Halkaas Ka Dhacay.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com