Halkan Ka Daawo Munaasibad Loo Qabtay Dufacadii 5aad Ee Ka Qalin Jebisa Madarasada Al-Iimaamu Dahabi Ee Magalada Burco.
March 17, 2023 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Munaasibad Loo Qabtay Dufacadii 5aad Ee Ka Qalin Jebisa Madarasada Al-Iimaamu DahabiEe Magalada Burco, Ayaa Lagu Qabtay Hotel City Plaza Ee Magaaladaasi Burco, Ardaydaas Oo Baratay Culuunta Diinta Islaamka Iyo Axaadiistii Suubanaheenii Maxammed Ahaa CSW.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com