Roobab Mahiigaan Ah Oo Labadii Maalmood Ee U Dambeysey Ka Da’aayey Magaalada Hargeysa, Kuwaas Oo Hakad Geliyey Isu Socodka Gaadiidka Iyo Dadkaba.
March 18, 2023 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Roobab Mahiigaan Ah Ayaa Labadii Maalmood Ee U Dambeysey Ka Da’aayey Magaalada Hargeysa, Kuwaas Oo Hakad Geliyey Isu Socodka Gaadiidka Iyo Dadkaba, Balse Aan Ilaa Iyo Hadda Geysan Wax Khasaare Ah.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com