qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: General Faysal Cabdi Bootaan Oo Saaka Timihii Ka Xiiray Maryacalastii Maamul-Goboleedka Pintland.
March 18, 2023 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-General Faysal Cabdi Bootaan Ayaa Saaka Timihii Ka Xiiray, Isla Markaana Kabihii Ka Gooyey, Maryacalastii Maamul-Goboleedka Pintland, Kuwaas Oo Si Xun Loogu Jebiyey Weerarkii Saaka Ee Ay Ku Soo Qaadeen Fadhiisinka Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Deegaanka Gambadha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News