qorilugudnews24.com
Wasiirka Gaashaandhigga Ee Somaliland Oo Hadda Ka Hadlay Dagaalkii Saaka Ee Ay Soo Qaadeen Maleeshiyada Maamulka Pintland Iyo Kooxaha Argagixisadu Iyo Wixii La Baday.
March 18, 2023 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wasiirka Gaashaandhigga Ee Somaliland Md. Cabdiqani Caateeye Fariid Ayaa Hadda Ka Hadlay Dagaalkii Saaka Ee Ay Soo Qaadeen Maleeshiyada Maamulka Pintland Iyo Kooxaha Argagixisadu, Kuwaas Oo Ciidanka Somaliland Kala Kulmay Jab Iyo Halaag Aanay Weligood Ka Soo Waaqsan Doonin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News