qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Maanta Booqday Maxaabiistii Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Laascaanood Ee 18-Ka Bishan.
March 21, 2023 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Md. Maxamed Cabdillaahi Nafaqo Ayaa Maanta Booqday Maxaabiistii Lagu Soo Qabtay Dagaalkii Magaalada Laascaanood Ee 18-Ka Bishan, Kuwaas Oo Ay Kooxaha Argagixisda Iyo Taageerayaashoodu Hore U Sheegeen In La Laayey, Arrintaas Oo Aan Sal Iyo Baartoona Lahayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News