qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo La Magac-Baxday Duruus Ciidan Iyo Codkii Kooxda Gaashaan Ee Ciidanka Qaranka Somaliland
April 11, 2023 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla 4 henkilöä

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo La Magac-Baxday Duruus Ciidan, Waana Ereyadii Abwaan Axmed Maxamed Ugaaska, Laxankii Cabdi Qurbaani, Tumistii Digaale Yare Iyo Codkii Kooxda Gaashaan Ee Ciidanka Qaranka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News