qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May.
May 18, 2023 - Written by qoriadmin

Halkan Ka Daawo Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Oo Maanta Si  Weyn Looga Xusay Maalinta 18-Ka May. | Qorilugud News 24

Caynaba-(QorilugudNews24)-Kumanaan Ka Mid Ah Bulsho-Weynta Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Ayaa Maanta Si Weyn Bilay Fagaarayaasha Dabaal-Degga Ee Xuska Munaasibadda 18-Ka May, Taas Oo Ay Ku Muujiyeen Cududooda Taageero Ee Ay U Hayaan Maalinta 18-Ka May Oo Ku Qaali Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News