qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag Iyo Wacdarihii Maanta Ee Xuska Munaasibadda 18-Ka May, Kaas Oo Lagu Qabtay Beerta Xoriyadda Ee Nuura.
May 18, 2023 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Magaalada Ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag Iyo Wacdarihii Maanta Ee Xuska Munaasibadda 18-Ka May, Kaas Oo Lagu Qabtay Beerta Xoriyadda Ee Nuura, Arrintaas Oo U Quus-Goysey Cadowga Somaliland, Isla Markaana Meesha Ka Saartay Muranadii Madhaleyska Ahaa Ee Lahaanshaha Magaalada Ceerigaabo Iyo Gobolka Sanaagba.

May be an image of 14 people, clarinet and fluteMay be an image of 14 people and textMay be an image of 10 peopleMay be an image of 10 people, crowd and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 10 people
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News