Halkan Ka Daawo Dalka Australia Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland
May 19, 2023 - Written by qoriadmin
Melbourne-(QorilugudNews24)-Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Magaalada Melbourne Ee Dakaasi Australia Ayaa Ayaa Si Weyn Ugu Dabaal-Degey Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com