qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Wacdaro Ka Dhigtay Dabaal-Degga Munaasibadda Xuska 18-Ka May.
May 19, 2023 - Written by qoriadmin

HODAN QURUXSAN IYO SHUKRI LADAN HEES CUSUB OO QIIRO BADAN DADYOW SOMALILAND DABAALDAGA 18 MAY LONDON - YouTube

London-(QorilugudNews24)-Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Ayaa Wacdaro Ka Dhigtay Dabaal-Degga Munaasibadda Xuska 18-Ka May, Halkaas Oo Lagu Soo Bandhigay Heeso Cusub, Kuwaas Oo Ka Turjumaya Halgankii Qadhaadhaa Ee Loo Soo Maray Qaranimada Somaliland.



Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News