qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xarunta Gobolka Hawd Ee Baligubadle Oo Si Ballaadhan Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
May 19, 2023 - Written by qoriadmin

Xarunta Gobolka Hawd Ayaa Si Baladhan Looga Dabal Dagey 18 May. - YouTube

Baligubadle-(QorilugudNews24)-Xarunta Gobolka Hawd Ee Balligubadle Ayaa Si Ballaadhan Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland, Halkaas Oo Lagu Soo Dhandhigay Maasooyin Iyo Khudbaddo Ka Turjumaya Muhiimada Ay Leedahay Maalintani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News