Dalka Kenya Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibadda 18-Ka Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
May 21, 2023 - Written by qoriadmin
Nairobi-(QorilugudNews24)-Safaaradda Iyo Jaaliyadda Reer Somaliland Ee Dalka Kenya Ayaa Si Weyn Ugu Dabaal-Degey Xuska Munaasibadda 18-Ka Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com