Jaaliyadda Iyo Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Turkiga Oo Si Weyn U Xustay Munaasibadda 18-Ka May.
May 21, 2023 - Written by qoriadmin
Istanbul-(QorilugudNews24)-Jaaliyadda Iyo Arday Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalkaasi Turkiga Ayaa Si Weyn U Xustay Munaasibadda 18-Ka May Ee Maalinta Qaranimada Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com