|
|||||
qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Cambaareeyey Xadhigga Ay Xukuumadda Somaliland Kula Kacday Suxufiyad Bushaaro Cali Baanday.
May 24, 2023 - Written by qoriadmin
Qoraal Uu Soo Saaray Xoghayaha Cadaaladda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Yoonis Axmed Yoonis Ayaa Lagu Cambaareeyay Xadhigga Weriye Bushaaro Baanday, Kaasi Oo Uu Ku Tilmaamay In Uu Yahay Mid Sharci Darro Ah.
COMMENTS
|
Latest News
|