Colaad Laba Beelood Ku Dhex-Martay Gobolka Togdheer Oo Xal Laga Gaadhey.
May 25, 2023 - Written by qoriadmin
BURCO-(QorilugudNews24)-Colaad Laba Beelood Ku Dhex-Martay Gobolka Togdheer Ee Somaliland Ayaa Ugu Dambayn Maanta Xal Buuxa Laga Gaadhey.
Shaqaaqadan Oo Galaafatay Nolosha Ugu Yaraan 3 Qof Oo Ka Kala Tirsan Beelaha Ay Dhibaatadu Dhex-Martay Ayaa Soo Jiidatay Indhaha Bulshada Somaliland Iyada Oo Xukuumad, Mucaarid, Waayeel Iyo Waxgaradba Gurmad Laga Galay Daminteeda.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com