Halkan Ka Daawo Shirkad Geedka Garan-Waaga Ka Samayn Doonta Dhuxusha Wax Lagu Karsado Oo Maanta Laga Daah-Furay Magaalada Hargeysa.
May 25, 2023 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkad Cusub Oo Geedka Garan-Waaga Ka Samayn Doonta Dhuxusha Wax Lagu Karsado Ayaa Maanta Laga Daah-Furay Magaalada Hargeysa, Shirkaddaas Oo Lagu Magacaabo ”LANDER PROSOPIS”.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com