Kampala-(QorilugudNews24)-Mr. Cabdillaahi Yuusuf Oo Ka Mid Ah Dhallinyarada Wax Ka Barata Dalkaasi Uganda Oo Maanta Saxaafadda La Hadlay Ayaa Sheegay In Deegaanada Wadaamagoo, Qorilugud Iyo Coodanle Ay Faro-Madhan Ka Taagan Xukuumaddii Xisbiga Kulmiye, Iyada Oo Aad Moodid In Waxtarkii Somaliland Ee Ay Bulshadu U Wada Sinayd La Kala Yeeshay, Iyada Oo Ay Weliba Deegaanadaasi Yihiin Kuwa Safka Hore Kaga Jira Difaaca Qaranka Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com